Text copied!
Bibles in Somali

LUUKOS 14:12 in Somali

Help us?

LUUKOS 14:12 in Kitaabka Quduuska Ah

12 Wuxuuna ku yidhi kii u yeedhay, Goortaad qado ama casho samayso, ha u yeedhin saaxiibbadaada ama walaalahaa ama xigaalkaa ama derisyadaada hodanka ah, waaba intaasoo iyaguna ay markooda kuu yeedhaan, oo ay abaalgud kugu noqotaa.
LUUKOS 14 in Kitaabka Quduuska Ah