Text copied!
Bibles in Somali

LUUKOS 13:20-23 in Somali

Help us?

LUUKOS 13:20-23 in Kitaabka Quduuska Ah

20 Haddana wuxuu yidhi, Maxaan boqortooyada Ilaah u ekaysiiyaa?
21 Waxay u eg tahay khamiir naag intay qaadday ay saddex qiyaasood oo bur ah ku dhex qooshtay ilaa ay wada khamiireen.
22 Oo wuxuu dhex marayay magaalooyin iyo tuulooyin isagoo wax baraya, Yeruusaalemna ayuu ku socday.
23 Mid baa wuxuu ku yidhi, Sayidow, ma yar yihiin kuwa badbaadayaa?
LUUKOS 13 in Kitaabka Quduuska Ah