Text copied!
Bibles in Somali

LUUKOS 12:51-52 in Somali

Help us?

LUUKOS 12:51-52 in Kitaabka Quduuska Ah

51 Miyaad u malaynaysaan inaan u imid inaan nabad dhulka siiyo? Waxaan idinku leeyahay, Maya, laakiinse kalasoocid.
52 Waayo, intii haddeer ka dambaysa waxaa guri ku jiri doona shan kala soocan, saddex laba ka gees ah iyo laba saddex ka gees ah.
LUUKOS 12 in Kitaabka Quduuska Ah