Text copied!
Bibles in Somali

LUUKOS 12:47-48 in Somali

Help us?

LUUKOS 12:47-48 in Kitaabka Quduuska Ah

47 Addoonkaas ogaa doonista sayidkiisa, oo aan diyaargarayn, oo aan yeelin sidii doonistiisu ahayd, wax badan waa la garaaci doonaa.
48 Laakiin kii aan ogayn oo yeelayse wixii garaacid istaahila, wax yar baa la garaaci doonaa. Mid kasta oo wax badan la siiyey, wax badan ayaa laga dooni doonaa, oo kan wax badan loo sii dhiibtay, wax ka badan ayaa la weyddiisan doonaa.
LUUKOS 12 in Kitaabka Quduuska Ah