Text copied!
Bibles in Somali

LUUKOS 12:23-24 in Somali

Help us?

LUUKOS 12:23-24 in Kitaabka Quduuska Ah

23 Waayo, naftu waa ka roon tahay cuntada, jidhkuna waa ka roon yahay dharka.
24 Tukayaasha fiiriya, waayo, waxba ma beeraan, waxna ma gurtaan, mana haystaan maqsin ama meel ay wax ku urursadaan, oo Ilaah baa cunto siiya. Intee baad ka roon tihiin shimbirraha!
LUUKOS 12 in Kitaabka Quduuska Ah