Text copied!
Bibles in Somali

LUUKOS 11:36-37 in Somali

Help us?

LUUKOS 11:36-37 in Kitaabka Quduuska Ah

36 Haddaba haddii jidhkaaga oo dhammu iftiimo, aanuna lahayn meel gudcur ah, waa wada iftiimaa, sida goortii ilayska dhalaalayaa uu kuu iftiimiyo.
37 Goortuu hadlayay, nin Farrisi ah ayaa weyddiistay inuu wax la cuno; wuuna galay gurigiisa, oo cunto u fadhiistay.
LUUKOS 11 in Kitaabka Quduuska Ah