Text copied!
Bibles in Somali

LUUKOS 11:19-21 in Somali

Help us?

LUUKOS 11:19-21 in Kitaabka Quduuska Ah

19 Anigu haddii aan jinniyada ku saaro Be'elsebul, wiilashiinna yay ku saaraan? Sidaa darteed iyagu waxay ahaanayaan xaakinnadiinna.
20 Laakiin haddaan jinniyada ku saaro farta Ilaah, waxaa idiin timid boqortooyada Ilaah.
21 Nin xoog leh oo hubaysan markuu ilaalinayo barxaddiisa, alaabtiisu waa nabad gelaysaa.
LUUKOS 11 in Kitaabka Quduuska Ah