Text copied!
Bibles in Somali

LUUKOS 10:21 in Somali

Help us?

LUUKOS 10:21 in Kitaabka Quduuska Ah

21 Saacaddaas qudheeda ayuu Ruuxa Quduuska ah ku reyreeyey oo yidhi, Waan kugu mahadnaqayaa, Aabbow, Rabbiga samada iyo dhulkow, waayo, waxyaalahan ayaad kuwa caqliga iyo garashada leh ka qarisay, oo waxaad u muujisay ilmo yaryar. Haah, Aabbow, waayo, sidaas ayaa kaa farxisay.
LUUKOS 10 in Kitaabka Quduuska Ah