Text copied!
Bibles in Somali

LUUKOS 10:17-18 in Somali

Help us?

LUUKOS 10:17-18 in Kitaabka Quduuska Ah

17 Toddobaatankii farxad ayay la soo noqdeen, iyagoo leh, Sayidow, xataa jinniyadu magacaaga ayay nooga dambeeyaan.
18 Markaasuu wuxuu ku yidhi, Waxaan arkay Shayddaankoo sida hillaac samada uga soo dhacaya.
LUUKOS 10 in Kitaabka Quduuska Ah