Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - GABAYGII SULAYMAAN - GABAYGII SULAYMAAN 2

GABAYGII SULAYMAAN 2:9-11

Help us?
Click on verse(s) to share them!
9Gacaliyahaygu waa sida cawl ama deer qayrab ah oo kale. Bal eega, wuxuu taagan yahay derbigayaga gadaashiisa, Oo daaqadahuu ka soo eegayaa, oo shabagguu ka soo dayayaa.
10Markaasaa gacaliyahaygii ila hadlay oo wuxuu igu yidhi, Taan jeclahayay, soo kac, taydan qurxoonay i soo raac.
11Waayo, qabowgii wuu na dhaafay, Oo roobkiina wuu dhammaaday, wuuna qaaday,

Read GABAYGII SULAYMAAN 2GABAYGII SULAYMAAN 2
Compare GABAYGII SULAYMAAN 2:9-11GABAYGII SULAYMAAN 2:9-11