Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - GABAYGII SULAYMAAN - GABAYGII SULAYMAAN 2

GABAYGII SULAYMAAN 2:10-12

Help us?
Click on verse(s) to share them!
10Markaasaa gacaliyahaygii ila hadlay oo wuxuu igu yidhi, Taan jeclahayay, soo kac, taydan qurxoonay i soo raac.
11Waayo, qabowgii wuu na dhaafay, Oo roobkiina wuu dhammaaday, wuuna qaaday,
12Ubaxii dhulkuu ka muuqanayaa, Oo wakhtigii shimbirruhu gabyi jireenna waa la gaadhay, Oo codkii qoolleydana dalkayagaa laga maqlayaa.

Read GABAYGII SULAYMAAN 2GABAYGII SULAYMAAN 2
Compare GABAYGII SULAYMAAN 2:10-12GABAYGII SULAYMAAN 2:10-12