Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - FALIMAHA RASUULLADA - FALIMAHA RASUULLADA 8

FALIMAHA RASUULLADA 8:17-20

Help us?
Click on verse(s) to share them!
17Markaasay gacmahooda saareen, oo waxay heleen Ruuxa Quduuska ah.
18Haddaba Simoon markuu arkay in markii rasuulladu gacmahooda saareen, waxaa la siiyey Ruuxa Quduuska ah, ayuu lacag u taagay,
19isagoo leh, Anigana i siiya xooggan in nin kastoo aan gacmahayga saaroba, uu helo Ruuxa Quduuska ah.
20Laakiin Butros baa wuxuu ku yidhi, Lacagtaadu ha kula baabba'do, maxaa yeelay, waxaad u malaysay in hadiyadda Ilaah lacag lagu helo.

Read FALIMAHA RASUULLADA 8FALIMAHA RASUULLADA 8
Compare FALIMAHA RASUULLADA 8:17-20FALIMAHA RASUULLADA 8:17-20