Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - FALIMAHA RASUULLADA - FALIMAHA RASUULLADA 22

FALIMAHA RASUULLADA 22:4-5

Help us?
Click on verse(s) to share them!
4Jidkanna waan silcin jiray tan iyo dhimasho, anigoo xidhaya oo xabsiga geeynaya rag iyo dumarba.
5Sidatan ayay iigu markhaati furayaan wadaadka sare iyo waayeelladii oo dhammuba, kuwaasoo aan warqado uga helay walaalaha, oo aan Dimishaq u sodcaalay inaan kuwa halkaas joogayna, iyagoo xidhxidhan, Yeruusaalem keeno si loo ciqaabo.

Read FALIMAHA RASUULLADA 22FALIMAHA RASUULLADA 22
Compare FALIMAHA RASUULLADA 22:4-5FALIMAHA RASUULLADA 22:4-5