Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - FALIMAHA RASUULLADA - FALIMAHA RASUULLADA 21

FALIMAHA RASUULLADA 21:8-9

Help us?
Click on verse(s) to share them!
8Maalintii dambena waannu ka tagnay, oo waxaannu nimid Kaysariya; markaasaannu galnay gurigii Filibos oo ahaa kii wax wacdiyi jiray oo toddobadii ka mid ahaa, oo isagaannu la joognay.
9Ninkanu wuxuu lahaa afar gabdhood oo bikrado ah oo wax sheegi jiray.

Read FALIMAHA RASUULLADA 21FALIMAHA RASUULLADA 21
Compare FALIMAHA RASUULLADA 21:8-9FALIMAHA RASUULLADA 21:8-9