Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - FALIMAHA RASUULLADA - FALIMAHA RASUULLADA 19

FALIMAHA RASUULLADA 19:9-11

Help us?
Click on verse(s) to share them!
9Laakiin qaarkood markay madax adkaadeen oo caasiyoobeen, iyagoo xumaan kaga hadlaya Jidka dadkii badnaa hortooda, ayuu iyagii ka tegey oo xertii ka soo soocay, oo maalin walba ayuu dad kula doodi jiray iskoolka Turannos.
10Taasuna laba sannadood ay socotay, si dadkii Aasiya degganaa, oo Yuhuud iyo Gariigba lahaa, ay u wada maqleen ereyga Rabbiga.
11Ilaahna wuxuu gacmaha Bawlos ku sameeyey cajaa'ibyo khaas ah,

Read FALIMAHA RASUULLADA 19FALIMAHA RASUULLADA 19
Compare FALIMAHA RASUULLADA 19:9-11FALIMAHA RASUULLADA 19:9-11