Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - FALIMAHA RASUULLADA - FALIMAHA RASUULLADA 19

FALIMAHA RASUULLADA 19:5-7

Help us?
Click on verse(s) to share them!
5Oo markay waxaas maqleen, waxaa iyagii lagu baabtiisay Rabbi Ciise magiciisa.
6Markii Bawlos gacmaha dul saarayna ayaa Ruuxa Quduuska ahu ku soo degay iyagii; markaasay afaf kale ku hadleen oo ay wax sii sheegeen;
7nimankii oo dhanna waxay ahaayeen abbaaraha laba iyo toban.

Read FALIMAHA RASUULLADA 19FALIMAHA RASUULLADA 19
Compare FALIMAHA RASUULLADA 19:5-7FALIMAHA RASUULLADA 19:5-7