Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - FALIMAHA RASUULLADA - FALIMAHA RASUULLADA 15

FALIMAHA RASUULLADA 15:15-19

Help us?
Click on verse(s) to share them!
15Taasuna waxay raacsan tahay hadalladii nebiyada; siday ugu qoran tahay,
16Waxyaalahaas dabadeed waan soo noqon doonaa, Oo mar labaad ayaan dhisi doonaa taambuuggii Daa'uud oo dhacay; Oo mar labaad ayaan dhisi doonaa jajabkiisa, Waanan taagi doonaa;
17Si nimankii hadhay ay Rabbiga u doondoonaan, Iyo quruumaha oo dhan oo magacayga loogu yeedho,
18Taas waxaa yidhi Rabbiga waxyaalahaas muujiyey tan iyo bilowgii dunida.
19Sidaas daraaddeed taladaydu waxay tahay inaynaan dhibin kuwa ka mid ah dadka aan Yuhuudda ahayn oo Ilaah u jeestay;

Read FALIMAHA RASUULLADA 15FALIMAHA RASUULLADA 15
Compare FALIMAHA RASUULLADA 15:15-19FALIMAHA RASUULLADA 15:15-19