Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - FALIMAHA RASUULLADA - FALIMAHA RASUULLADA 13

FALIMAHA RASUULLADA 13:1-3

Help us?
Click on verse(s) to share them!
1Haddaba kiniisaddii Antiyokh ku tiil waxaa joogay nebiyo iyo macallimiin, kuwaas oo ahaa Barnabas, iyo Simecoon oo la odhan jiray Niger, iyo Lukiyos oo reer Kuranaya ah, iyo Mana'een oo la koray taliye Herodos, iyo Sawlos.
2Oo markay Rabbiga caabudayeen oo soomanaayeen ayaa Ruuxa Quduuska ahu wuxuu ku yidhi, Barnabas iyo Sawlos iigu sooca shuqulkii aan ugu yeedhay.
3Markay soomeen oo duceeyeen oo gacmahoodii saareen dabadeed ayay direen iyagii.

Read FALIMAHA RASUULLADA 13FALIMAHA RASUULLADA 13
Compare FALIMAHA RASUULLADA 13:1-3FALIMAHA RASUULLADA 13:1-3