Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - FALIMAHA RASUULLADA - FALIMAHA RASUULLADA 11

FALIMAHA RASUULLADA 11:23-24

Help us?
Click on verse(s) to share them!
23kaasoo farxay markuu yimid oo arkay nimcada Ilaah; wuxuuna kulligood ku waaniyey inay Rabbiga ku xajistaan niyad qalbiga ka timid,
24maxaa yeelay, nin wanaagsan buu ahaa oo waxaa ka buuxsamay Ruuxa Quduuska ah iyo rumaysad; dad badan baana Rabbiga u kordhay.

Read FALIMAHA RASUULLADA 11FALIMAHA RASUULLADA 11
Compare FALIMAHA RASUULLADA 11:23-24FALIMAHA RASUULLADA 11:23-24