Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - FALIMAHA RASUULLADA - FALIMAHA RASUULLADA 11

FALIMAHA RASUULLADA 11:16-17

Help us?
Click on verse(s) to share them!
16Markaasaan xusuustay ereygii Rabbiga, siduu u yidhi, Runtii Yooxanaa wuxuu dadka ku baabtiisay biyo; laakiin idinka waxaa laydinku baabtiisi doonaa Ruuxa Quduuska ah.
17Haddaba haddii Ilaah iyaga siiyey isku hadiyaddii, siduu inoo siiyey markii aynu Rabbi Ciise Masiix rumaysannay, anigu kumaan ahaa kaygan Ilaah diidi karaa?

Read FALIMAHA RASUULLADA 11FALIMAHA RASUULLADA 11
Compare FALIMAHA RASUULLADA 11:16-17FALIMAHA RASUULLADA 11:16-17